Xil Wareejintii Haamaha SHidaalka Berbera Oo Mar Labaad Dib U DHac Ku Yimid + Ganacsatadii Oo ka biyadiidsan kuna dhawaaqay SHir Deg Deg Isugu Imadan

0

Berbera(AN)Waxa Soo Ifbaxaayay Wararka Sheegaya in mar labaad dib u dhac ku yimi wakhtigii xukumada somaliland u balan qaaday ganacsada inay ku wareejinayso Xarunta Haamaha shidaalka berbera .wararka laga helaayo  ganacsada ayaa sheegayay in markii kobaad  loo mudeeyay   1.10.2015 xaflada xilwareejinta loo samaynaayo ganacsada sidaan  ku hantiyaan  Haamaha Shidaalka somaliland  .balshe arintaa ayaan suuro galin ,waxaana marlabaad la mudeeyay isla 5.10.2015 .

oo ku began  maalinta bari ah   in la sameeyo   wareejinta haamaha shidaalka berbera ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in berina dib u dhac kale ku yimi arinta wareejinta haamaha shidaalka berebra.

Waxa isna dhankiisa magaalada berbera ka anba baxay wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha somaliland cali maxed cilmi oo isagu mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada una joogay wareejinta Haamaha

Wararku waxa kale intaa ku darayaan in mar sadexaad lagu war galiyay in ganacsada la sugaayo madaxwayne silaanyo imaanshiyihiisa

  Arinta ayaa walaac wayn ku abuurtay Ganacsatadii Koota loogu xidhaayay Haamaha shidaalka somaliland waxaana la filaayaa in 24 sacadood ee soo socda shir deg deg ah isugu yimadaan arintaa ay kaga arin sanayaan

  Arabsiyonews.com

 Mubaarik nirig

Berbera Office