Gabiley(AN) Maamulka Heer Gobol iyo Heer Dagmo Ee Gabiley ayaa maanta Munaasibad Sii Sagootin ah U Qabtay Ciyaartoyga Gobolka Gabiley Uga Qaybgalaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Ee Ka Qabsoomi Doona Gobolka Awdal
Munaasibadasi ayaa Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley waxana Kasoo qaybagal Cuqaal Salaadin iyo marti sharafkale Oo Badan
Maxamed xasan Sheekh Maxamed Juba
Arabsiyonews.com Office Gabiley








