Berbera(AN) Wariye C/raxmaan Maxamed Cige oo Tvga Somaalinews uga soo warama magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera ayaa xabsiga goordhawayd loo taxaabay ,Wariye C/raxmaan ayaa ku jiray hawlmaalmeedkiisa shaqo xiliga ciidamada amaanku gacanta ku dhigeen isagoo xiligaas wax ka duubayey jimciyada Sooyaal,
waxaanu haatan wariyuhu ku xidhan yahay saldhiga dhexe ee Magaalada Berber
warkoo faahfaahsan kala soco shabakada Arabsiyonews.com








