Hargaysa(AN) magaalada Buuhoodle ayaa lagu arkay dameer mucjiso ah kaas oo labada dhinac ku xardhan yihiin magaca Eebe subxaano watacaala taas oo ku qorof afka carabiga waxaan dhacdadan mucjisada ah warbixin ka soo diyaariyey Wariyaha Tvga Somaalinews C/casiis Aadan Jamac








