Hargaysa(AN) Daawo Abwaanka da’da yar ee Yaxye Yabaash oo barnaamijka dhalinyarada SomaalinewsTV ku soo bandhigay gabayo aad utaabanaya maraaxilka dhalinyarada reer S/land ku gadaaman gaar ahaan wacyiga Tahriibka oo faro baas ku hayo dhilinta wakhtigan waraysiga oo dhinacyo badan taabanayey ayaa waxaa waraysigan la yeelatay Abwaanka Hibo Haruun Ibraahin oo todobaadkasta habeenka Khamiistu soo galaysa 10:00PM ku qaada dhigtay dhalinyarada iyo doorka ay bulshada ku leeyihiin ,hadaba waraysigu siduu udhacay
Halkan Ka daawo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








