Dhagayso:Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Gobolka Gabiley oo beeniyey Xubnihii Xisbiga ee Deg Arabsiyo in ay kahuleelen

0

Arabsiyo(AN)Gudoomiyaha  Xisbiga wadani ee Gobolka Gabiley ,ayaa Dhawaaq dheer kaga Jawaabay,Shaqsiyaad Sheegtay Inuu Iska casilay Xisbiga Wadani,Kaasoo ay ku tilmaameen inuu hore uga Huleelay markii uu ku haftay Siyaasada Xisbiga waa siday hadalka udhigay,iyagoo ugu baaqay Xisbiga Kulmiyana inuu ka waantoobo Been abuurka,xili uu khadka Telophone  ugu waramay shabakada Arabsiyonews Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Gabiley Axmed

 

 

 

Arabsiyo.net

Hargeisa Office