Gabiley(AN) Hadii ay Siyaasiyiinti Jawaabiwayen Oo Ay Wasiiradii Jawaabiwayen Oo ay Xildhibaanadii jawaabiwayen Waxan Dadwaynaha Reer Gabiley Ee Sharafta Leh Ugu Baaqaya Inay Isigu Yimadan Shir ay Kaga Tashanayan Aayohoda Waayo Waxa La Marayaa In La Yidhaahdo Gobolka Gabiley Wuxuu Ka Tirsan Yahay Gobolka Awdal Sidaasi Waxa Yidhi Gudomiyaha Awal Galbeed Yuusuf Cilmi Ayaanle Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Faahfaahsan
Arabsiyonews.com Office Gabiley Somaliland








