Daawo Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ee Magaalada Arabsiyo Oo Shirjaraaid Ku Qabtay Xafiiskoda Magaalada Arabsiyo Oo Si Adag Ula Hadlay Shaqsiyad Sheegtay Inay Wadani Ka Bexeen

0

Gabiley(AN) Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ee Magaalada Arabsiyo Oo Shirjaraaid Ku Qabtay Xafiiskoda Magaalada Arabsiyo Ayaa Waxay Si Adag Uga Hadlen Shaqsiyad Sheegtay Inay Ahaayen Masuukiyiinta Xusbiga wadani Ee Arabsiyo Islamarkasina ay Ka Bexen Xisbiga wadani

Sidokalena waxay Ka Hadlen Raashin La Sheegay In Uu Musuqmaasuqay Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir Qaalib islamarkasina Uu Raashinkasi Khilafka Dhaliyay Wasiirka Beeraha iyo Maayarka Gabiley Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Faahfaahsan

Arabsiyonews.com Office Gabiley Somaliland