Gabiley (AN)Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Maanta waxay Dhaga Dhigen Garoon iyo Mashaaric Kale Oo Cusub Oo Laga Hirgalinayo Gabiley waxaaayna Ugu Magac Dareen Garoonkasi Mo Faarax Islamarkaasina Laga Hirgalinayo Magaalada Gabiley Warbixintasi Oo Faahfaahsan Halkan Kaga Bogo
Maxamed Juba Arabsiyonewscom Office Gabiley somaliland








