Akhri Liiska Ardayda Tobanka Kaalmood Ee Ugu Sarreeya Ee Dugsiyadda Sare.
Magaca Iskuulka,Gobolka
1- Cabdiraxmaan Maxamed Cige Jaamac – Nuuradiin Schools, M.Jeex
2- Maxamed Cusmaan Aadan Guuleed – Imaamu Shaafici, Gabiley
3- Cabdillaahi Maxamed Cabdillaahi Xasan – Ubaya Binu Kacab, Awdal
3- Naciima Maxamed Faarax Jaamac – Smart, Togdheer
5- Shabcaan Maxamed Cali Ileeye – Imaamu Shaafici, Gabiley
6- Hana Jamaal Cabdurraxmaan Xasan – Salaama, M.Jeex
6- Bashiir Jaamac Maxamuud Muuse – Dayaxa,Togdheer
8- Cali Cabdi Jaamac Dabey – Dayaxa,Togdheer
9- Deeqa Aadan Axmed Diiriye – Ilays, M.Jeex
10-Maxamuud Khadar Xasan Ducaale – Salaama, M.Jeex
10- Cabdifataax Sh.Maxamuud Sh.Yuusuf Cobsiye – Ubaya Binu Kacab, Awdal
Insha Allah ardayda Dugsiyada Dhexe kuwoodda Kaalmaha horay galayna waan idiin soo gudbin doonaa.








