Gabiley (AN) Boqor Muxumed Geele Seed ayaa Hanbalyo U Diray Wasiirka Caafimadka Somaliland Gushii Uu Kaosoo Hoyay Deegaanka Buuhodle Waxanu Ku Tilmaamay Mid Ku Dayasho Mudan isago Geesta Kalena Fariin Uu Udiray Gudomiye kuxigenka Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax Iyo Cali Khaliif Galaydh Halkan ka Daawo Warbixintasi Oo Faahfaahsan
Arabsiyonews.com Office Gabiley








