Hargaysa(AN) prof Axmed Cadaad oo kamid ahaa barayaasha wax kadhiga jamacada Hargaysa islamarkaana kamid ahaa dhinacyada loolanka muran ee ka dhex aloosnaa jamacada ka dhex muuqday ayaaa ganafka ku dhuftay goaanka boodhka jamacada Hargaysa ku doorteen gudoomiyaha ku meelgaadhka ah iyo shaqo joojinta lagu sameeyey maamulka iyo macalimiin uu kamid ahaa Prof Cadaad
Arabsiyonews.com
Hargeisa Desk








