Gobolka Gabiley oo Laga Tukaday Salaad Roob doon ah Ka dib Abaaro soo Food Saaray Dadka Degaanada Gobolkaasi

0

Gabiley(AN) Guud ahaanba gobolka gabiley ayaa manta laga oogay salaada roobdoon ah kadib abaaro soo foodsaaratdadka degaanka Gobolka ,Badhasaabka Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi (shine) ayaa hore uGu dhawaaqay salaada roobdoonta in laga oogo  dhamaan degaanada Gobolka Gabiley

 

Arabsiyonews.com

Gabiley Office