Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo kormeeray Mashaariic waxqabad oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay.

0

Gabiley(AN)Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta soo kormeeray Mashaariic waxqabad oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay.

Arabsiyonews.com

Gabiley Office