GABILEY: SHAQAALE CAAFIMAAD IYO SHACBI RAJO DHIGAY, CODSINA UDIRAY AGAASIMIHII CUSBITAALKA DR DEEKA OO IS CASISHAY.

0

Gabiley(AN) Shaqalaha Cisbitaalka Guud ee Gabiley oo maanta shir Jaraaid oo ay ku qabteen Hoolka Cisbitalka gabiley Shirkan oo Daahnaa Dr Deeqa Oo Shaqada Ka fadhiisatay Sobab Jirtana aan la ogayn Shaqaalaha Oo Ku Muujiyey Si Dareen iyo Naxariisi ku Jirto Dr Deeqa in ay Tahay Lafdhabartii Cisbitaalka Gabiley Dadweynaha Reer Gabileyna Aanay Ka Maarmaryn Dr Deeqa Sidoo kale Shaqaalahan oo isku jira Shaqaalhaa Ruqsada waxbarasho ka Qaata Dr Adna Aadan Oo Tobobar Siiso Shaqaalaha Cisbitalka gabiley iyo Ardayda Dhigata Jaamacada Tim-Ade University Dhamantood waxay Si Qiiro ku Jirto U muujiyeen Kamaarmid La’aanta Dr Deeqa oo ah Agaasimaha Guud Ee Cisbitalka Gabiely Dr Deeqa oo shaqada Ka Fadhiisatay Una muujiyeen sida ayna uga maarmayn In ay Shaqada ka tagto .

 

d

 

Markaan dib u Xusuusano Dr Deeqa Waa Dhakhtarada kaliya ee Gobolka Gabiley Ay ku Nasteen Shaqadeeda Daacadnimadeeda , Dr Deeqa Waa Qofka kaliya ee ka Shaqaysa sidii u Cisbitalka Gabiley u Gaadhi lahaa Cisbitalada Caasimada Somaliland iyada oo markii hore Qaliinada Culculus iyo Kuwa Fududba La Gayn jiray Cisbitaalada Waaweyn ee Caasimada Somaliland Dr Deeqa Ayaa Hada Ku Fulisa Cisbitalka Gabiley Gacanteeda Cisbitaalka oo Awal Dadka Qaliinada Lagu Fulinayo Lagu Isticmaali Jiray Toosh Maanatna Meelkasta oo aad Cisbitaalka ka Gasho Iftiimaya iskuna mid ah Habeenkii iyo Maalintii Waana Hormar ku soo kordhay Gobolka gabiley oo Dadalkeeda Leedahay Dr Deeqa Sidoo kale waa Hormar laga Gaadhay Xaga Caafimaadka

 

 

Shaqaalaha Cisbitaalka Gabiley oo Isku Wada Duuban iyo Bukaan Jiifka Oo aanu waydiinay Dareen Noocee ah Ayaad ka qabatan in Dr Deeqa Shaqada ka Fadhiisato Waxay Noogu Jawaabeeen ???????? Ayaa si Qiiro aad ka dareento uga Murugaysnaa Dr Deeqa Oo Nafteeda la tashatay In ay Tidhi Waxaan ka Fadhiistay Shaqadii Iyaga oo Wada Murugaysan Tagida Deeqa Ay ka tagayso Ka codsadey in ay eegto Dadka bukaan Jiifka iyo shaqaalaha oo Dareemaya Shaqadidii ay ka haysay Cisbitalka iyo Dadweynaha gabiley wakhti Walbana Heegan u gali Jirtay Cisbitaalka Una Soo Jeeda Hadh iyo Habeenba Cisbitalka guud ee Gabiley oo mudooyinki u danbeeyey ay ka muuqato Hormar Haga Caafimaadka

 

 

 

Shaqalaha Cisbitalka gabiley oo u Muujiyey Dr Deeqa sida aanay uga Maarmayn Dr Deeqa DadweynahaKu Dhaqan Gobolka Gabileyna U diray Baaq Dheer U diray Dadweynaha In ay Maalin uun Ogaan doonaan in dr deeqa meel Weyn Kaga Jirto Bulshada Gobolka gabiley Shaqaalaha Oo wada Dareensan Dr Deeqa in ay Ahayd Lafdhabarta Kaliya Ee Cisbitalka Guud Indho u Ahayd Sidoo kale Shaqo Wanaag Ayaa na soo Dhex Martay Dr Deeqa Ka ma Maarmi Karno