Hargaysa(AN) Nidaamka Waddooyinka Hargeysa Oo Isku socodkoodii mar kale la kala bedelay
Kulan ay ku yeesheen xarunta dawladda hoose ee caasimadda hargeysa maamulka dawladda hoose iyo guddida horumarinta caasimasdda, ayaa waxa lagaga dhawaaqay in la kala bedelay waddadii hal bawlaha magaaladda Hargeysa oo muddooyinkii u dambeeyey loo socon jiray dhinaca galbeed oo keliya, halka waddada kale ee dhakhtarka dabadiisa marta loo socon jiray dhica bari.
Maayir ku xigeenka caasimadda Hargeysa C/casiis Maxamed Xaashi, ayaa sheegay in waddada hor marta madaxtooyada ee hal bawlaha u ah magaaladda hargeysa loo socon doono maanta laga bilaabo dhinaca bari, halka waddada kale ee dhakhtarka dabadiisa martana loo socon doono dhinaca galbeed oo sidaasi lagu kala bedelay.

Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk