Wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Waran Cade Oo magacaabay la taliye cusub

0

Hargaysa(AN)-Wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta magacaabay la taliye cusub oo uu yeelan doono.

 

Wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa qoraal rasmiga oo ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu la taliya wasiir u magacaabay Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Muxumed(WADANI).

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk