Taliyaha Ciidanka Asluubta S/land Oo Qaar Ka Tirsan Ciidamada Shaqadii Ka Joojiyay +ujeedada

0

Hargeisa(AN)-Taliyaha Asluubta Somaliland ayaa ka waramay askar ka tirsan ciidamada Asluubta Somaliland oo shaqadii laga joojiyay,taliyaha ayaa ka waramay waxyaabihii mudada uu joogay u qabsoomay.