Daawo:Laascaanood oo laga Hirgalinayo Shilinka Somaliland

0

Laas-caanood(AN)-Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool Ayaa Maanta Lagu Qabtay Munaasibad Balaaadhan

Oo Lagu Soo Dhawaynayo Shilinka Soomaliland.

Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Laascaanood Ayaa Bulshada Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Isticmaalka Lacagta Qalaad Ee Doolarka ,Taa Badalkeedana Waxa Ay Masuuliyiintaasi Ugu Baaqeen Bulshada In Laga Bilaabo MaantaLacagta Ay Dadku Moobilada Isu Diraan Ee Loo Yaqaano Zaadka In Loo Isticmaalo Shilinka Soomaliland Si Qiimo Uu U Yeesho Shilinka Soomaaliland.

 

Arabsiyonews.com

Laascanood Office