Wararka Munaasibada 18may iyo wacdarihii London+SAWIRO By admin - May 19, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp London(AN) munaasibada 18may oo si wayn looga xusay magaalada London munaasibadan ayaa waxaa ka qayb galay Musharax Madaxwayne ee xibiga mucaaridka ee Ucid Jamaal Cali Xuseen waxaana ka muuqday bulshada goobta iskugu timid shucuur wadaninimo