Arabsiyo(AN)Qooyahanka,Waxgaradka iyo Haweenka reer Arabsiyood Ayaa Taageeray Goaanki Golaha Guurtidu Mudada ugu Kordhiyeen Xukuumada uu Hogaamiyo madaxwayne Siilaanyo,Munaasibadan Lagu taageerayay Goaanka guurtida ayaa ka dhacay Xarunta Mujaahidiinta Sooyaal Ee Dagmada Arabsiyood,
Waxa kaloo kalasoo qayb galay Maayerka Dagmada arabsiyood C/laahi Cabdi faarax.Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay Aqooyahan xamse cabdi faarax oo ku hadlayay Afka Aqooyahanada Reer Arabsiyood waxaana kamida hadaladiisa,aadbaan usoo dhawaynaynaa Goaanka kasoo baxay Guurtida Hadaanu nahay reer Arabsiyood anoo ku hadlaya Afkii aqooyahanka waxaan Xusuusinayaa Ciro Xukuumadani inay tahay tii waxqabadka,ee daraf ilaa daraf waxkawada qabatay,
halkaad aduu kala qaybisay 82kii xubnood ee Baarlamaanka,waxakaloo halkaa ka hadashay Kormeerka waxbarashada ee dagmada Arabsiyood Nimco Maxamuud daauud waxaana kamid ahaa hadaladeedii aadbaanu utaageersan nahay Goaanka Guurtidu Soosaartay Anagoo ugu baaqayna Xisbiga wadani inay Sharciga dhawraan una hagaansamaan wixii ay guurtidu soosaartay,dhankale way Nimco Maxamuud ugu baaqday Dadwaynaha ku dhaqan Dagmada Arabsiyood inay udiyaar garoobaan maalinta waynee 18may iyadoo ku amaantayBulshada iyo Maamulkaba
Iskuduubnida ka dhaxaysa,Waxa kaloo isna halkaa ka hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Dagmada Arabsiyood Cali yoonis habane waxaana kamid ahaa hadaladiisii Aadbaanu usoo dhawaynaynaa hadaanu nahay masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Goaanka Golaha Guurtidu ay Soosaareen ee ay mudada ugu kordhiyeen Madaxwaynaha,waxaa wax laga Xumaado ah ninka isagoo Laba Xil ku kaliyaystay hadana qaska iyo fawdada kawada Dalka,
ee Caruurtiisana Dibada udirtoow indhahaagu haqabtaan Gundalooladaada Dhamaan dawaynihii Goobta kawada hadlay oo aad utiro badnaa ayaa Si iskumida utaageeray Goaanka Golaha Guurtidu ay mudada ugu kordhiyeen Xukuumada Soomaaliland,
Guntii iyo Gabagabadii waxsoo Afmeeray Maayerka Dagmada Arabsiyood Mujaahid C/laahi Cabdi Faarax,waxaana ka mid ahaa hadalkii maanta waxaanu ka hadlaynaa inaanu umuujino taageero Goaankii Dastuuriga Ahaa ee ay Golaha Odayaashu Mudada Ugu Kordhiyeen Xukuumada,dhanka kale Mj Cabdilaahi wuxuu amaanay Ciidamada Qaranka iyo policka ee Fashiliyay Mudaharaadkii Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Gaashaanka udaruuray isagoo Gudanaya Masuuliyadiisa waxaan leeyahgay hambalyo,Dhankakale wuxuu ugu baaqay Dadwaynaha ku Dhaqan dagmada Arabsiyood inay wayneeyaan Maalinta Qaran ee Inagu Soo Foodale loona Diyaar garoobo Sidii loola tartami lahaa Dagmooyinka kale ee Dalka
Arabsiyonews.com
Muuse Xuseen Xasan
Arabsiyo Office








