WADDANI Oo Qaadacay Muddo Kordhin Xukuumada Ah Kana Baxay Heshiiskii Is Afgarad ee Labada Xisbi .

0

Hargaysa(AN)-xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qaadacay kana baxay heshiiskii is afgarad ee labada xisbi Kulmiye Iyo Ucid wada galleen kuna saabsanaa in xukuumada Madaxwayne Axmed Siilaanyo loo sameeyo.

Habada nuqul ka mid ah heshiiska hore saddexda xisbi u wada gaadheen ee Xisbiga Waddani Saxeexi wayay oo shabakada Tooshnews  heshay aya u dhignaa sidan .

waddani cadayn

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk