Daawo Abwaan Weedhsame Oo Suugaan Ku Cabiray Waaqica Dalka Ka Jira iyo Maansooyin Dhaxal Gal Ah

0

Hargaysa(AN)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa xalay suugaan ku cabiray waaqica dalka ka jira iyo Maansooyin uu arimaha bulshada iyo waayeheeda kaga waramay oo uu ku soo bandhigay madal miisaankeeda leh oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa.

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk