Wasiirka Arrimaha Dibada oo la Kulmay Wasiirul dawlaha A.Dibada Itoobiya

0

Hargaysa(AN)Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamahuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Bixi Yonis oo beryahanba hawlo shaqo u joogay, magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee Addis-Ababa, ayaa kulan balaadhan kula qaatay Xarunta wasaradda Arrimaha debada itoobiya   Wasiirul- Dawlaha Arrimaha Dibedda  Ethiopia Amb. Berhane