Hargaysa(AN)Xabaalaha Naasa Hablood ee ku yaala Caasimada Hargaysa Ayaa waxa ka dilaacay,magafayaal Caadaystay intay Xabaal Qodaan inay ka iibiyaan maydkii lakeenaba,
Taasoo ka hor imanaysa Diinta iyo dhaqankeenaba,Maadaama oo aynu nahay Umad boqolkiibq boqol Islaama.dhanka kale Maamulka Dawlada hoose ee Caasimada hargaysa ayaa hore Goaan uga Soo saaray Arintan lagaga iibinayo xabaalaha,
Goaankaasoo ueeg inaanay cid dhag jalaq usiin iyadoo aad arkayso iyagoo xataa wata caruurtoodii inay kusoo qamaamayaan Xabaalihii oo looga taaglaaya ay timirtii.nimankan oo ku mamay iibka xabaalaha ayaan Shaqo kale Marna ku doorsanayn xabaalaha,waxa kaliya ee ay ku ducaystaana ay tahay ina ay cidi soo dhimato.Iskusoo wada duuboo nimankan ayay Xoog uga qaylisay Bulshada KU dhaqan casimada hargaysi iyagoo usoo jeediyay Inay Xukuumada soomaaliland waxka qabato Waa markii ugu Horaysay ee aad arkayso Caruur ay Meheradooduba noqotay, xabaalaha Naaso Hablood iyagoo khaatiyaan ka dhigay Dadwaynaha taga xabaalaha naaso hablood
Arabsiyonews.com









