Hargaysa(AN)-Boqor raabi ayaa ka jawaabay hadalo ka Soo yeedhay Suldaanka guud Ee Salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir, Waxaana uu Sheegay Boqor Raabi Wali inay Socoto Ducadii uu Ku baaqay Taasi oo Ay kaga Tashanayaan Aayahooda.








