Abukar Caawle(Qaadiid) Iyo Xubno La Socday Oo la sheegay in Xidheen Cidamada Itobiya

0

Galkacayo (AN) Cidamda Itoobiya ee ku sugan gudaha Dalka Somaliya ayaa Xidhay U Ololeeyha La Dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale Qaadiid Iyo Jamac Dabarani oo ka tirsan tvga Somalichannel
Maxamed Yusuf Jaamac (Tigey), Cali Ducaale Xubnahan ayaa marayaay meel ku dhaw magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug .
xubnahan ayaa ku gudo jiray ololaha ladagalnka qaadka oo ay ka wadaan gudaha somaliya
Macada ilaa Hada u jeedada rasmiga ee ka dambeeysay Xadhigood

 

Arabsiyonews.com

Gaalkacyo /office