Akhri Liiska Xawaaladaha Somalida ah Ee Dawlada kenya Kala Laabatay Ruqsada Shaqo.

0

Nairobi (AN) Dawlada Dalka Kenya ayaa Ruqsadii shaqo ee ay kaga hawlgalayeen dalka kenya xawaladaha somalidu kala laabtay waxana xawadahsi ahaayeen qaar lacagaha loogu soo xawili jiray somalilda ku nool dalka kenya
waa kuwaan magacyada xawaladaha albaabada loo laabay

Amal Money Transfer, Dahabshil Money Transfer Ltd, Tawakal Money Transfer Ltd, Bakaal Express Money Transfer Ltd, Juba Express Money Transfer Ltd, Iftin Express Money Transfer Ltd, Hodan Global Money Remittance and Exchange, Amana Money Transfer Ltd, Kaah Money Transfer Ltd, Continental Money Transfer Ltd, Kendy Money Transfer Ltd, Flex Money Transfer Ltd and the UAE Exchange Money Remittance Ltd.
Ruqsad kala laabashadan ayaa daba socotay weeraarka ay kooxda Alshabaab ku qaaday jaamacada Gaarisa

 

Arabsiyonews.com

Nairobi Office