Daawo Marwo Madaxwaynaha oo ka qayb gashay xuska Aasaskii SNM oo lagu qabtay Hargaysa

0

Hargaysa(AN)DAAWO: munaasibada lagu xusayay sannad guuradii ka soo wareegtay aas-aaska ururkii SNM ayaa lagu qabtay Beerta Xorriyada ee magaladda hargeysa,waxaana munaasibadan ka qeybgalay marwada madaxweynaha marwo Aamina Waris,xubno ka mid ah golaha wasiirada xukuumadda,mujaahidiin iyo dadweyne tiro badan