Madaxwayne Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday Baanka horumarinta Africa

0

Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta Wefti ka socda Baanka Horumarinta Afrika oo ay hogaaminayeen laba masuul oo waa weyni.

Waxaana Madaxweynaha ku welinaayey kulankaasi

wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Biyaha, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

DSC_0003 DSC_0004 DSC_0006 DSC_0009 DSC_0010 DSC_0011 DSC_0013 DSC_0016 DSC_0018 DSC_0024