Abuja (AN) Hogaamiyha Mucaaradka dalka Nagaria Muhammadu Buhari Ayaa ku guulaystay doorashada Dalka ka qabsoontay .
Musharaxan guulaystay ayaa hore uga tirsanaan jiray cidamada dalka Nageria waana markii ugu horeeysay ee xisbiyada mucaraadka dalkasi ku guulaystaan si xora doorasahda
Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee APC Lai Mohammed oo la hadlay Wakaalada wararka ee AFP Ayaa u cadeeyaay guushan uu xisbigoodu gaadhay.
Waxa uu xisbiga mucaradka ah APC helay codod dhan 15.1 milayn cododka la dhiibtay halaka xisbiga PDP ee Uu Hogaamiyo Goodluck Jonathan Helay Codood dhan 11.7 milyan
Arabsiyonews.com








