Wasiirka Gaashandhiga S/land oo ka warbixiyey Wafti iskugu jira Saraakiil Milatari iyo Diblamasiyiin ka socda Sudan

0

Hargeisa(AN)Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta Markii u horaysay Waxa uu  ka hadlay Wefti Isugu Jira Saraakiil Mileteri iyo Dublamaasiyiin ka socda dalka Sudan oo Booqasho ku yimid Somaliland.

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk