Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Oo Xubno Ka Mida Hogaanka Xisbiga Xilki Ka Qaaday Xubno Cusubna Magaacaabay

0

Gudoomyha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Aadan Xuseen Maxamed (A.Dirir Oo Cawa Warsaxafadeed Usoo Saaray Cawa ayaa waxa Uu Xilka Ka Qaaday Qaar Ka Mida Hogaanka Gobolka ee Xisbiga Ucise ayaa waxa uSoo Gaadhay Nuqul Ka Mida Shabakada Calimaha ee Hadhwanaagnews Waxana Uu Dhigna Sida Tan

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party

REF/UCID/ 026/2015 DATE 28/03/015 XILKA QAADIS IYO XIL- MAGACAABIS

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka Ucid Marku Arkay Xeerka Asxaabta Qaranka Marku Arkay Xeerka Xisbiga Ucid Marku La Tashaday Guddida Fulinta Xisbiga Ucid Ee Heer Qaran

Marku La Tashaday Guddida Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Xisbiga Ucid Wuxuu Xubnihi Xisbiga Ee Heer GobolIyo Heer Degmo Qaar Ka Mid Ah Ku Sameeyay Xil Ka Qaadis Halka u Masuuliyiin Cusubna u Magacaabay .

Xubnahani Markay Gudan-waayen Waajibaad-koodi Shaqo ee ay u Hayeen Xisbiga ucid Gaar-ahaan G.Togdheer iyo Degmada Burco waxaaan Go aansaday inaan Xilalka ay xisbiga u hayaan ka qaado Maanta Oo Taariikhdu Tahay 28/03/2015 isla markaana Magacaabo Xubno Kale Si ay Hawlihi Xisbigu Usi Socdaan.

Xubnaha Xilalka Lagga Qaaday:

1. Xoghayihi Garabka Dhalinyarada Gobolka Togdheer Md Faysal Ismail Mahamed .

2. Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmadda Burco Md Bashir Ibraahim Mahamed .

Xubnaha Cusub Ee La Magacaabay:

1. Md. Jamaal Cabdale Ismaaciil (Dawlad) in u Maanta Laga Bilaabo Ahaado Xoghaya Garabka Dhalinyarad Ee Gobolka Togdheer.

2. Md. Abdi-Rashiid Ahmed Abdilaahi Inu Maanta Laga Bilaabo Ahaado Gudoomiye Ku Xigeenka Degmadda Burco.

Sida daraadeed waxaan masuuliyiinta xisbiga ucid heer qaran ilaa heer gobol iyo mid degmaba ka codsanaya in ay la shaqeeyaan masuuliyiinta cusub ee xilalka kor ku cad loo igmaday

Iyagana ilahay haa u fududeeyo masuuliyaddaa ay qaadeen

Masuuliyiinti horena way ku mahad sanyihin inti ay xilalka ka hayeen xisbiga ucid xilkuna waa meerto oo maalinba qofbaa haya
ALLA MAHAD LEH GUDOOMIHAYA XISBIGA UCID EE GOBOLKA TOGDHEER
Md. Aadan Xuseen Maxamed (A.Dirir)……………………………………………………..

Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland