Gabiley(AN) Sulaadin Cuqaal Odayaasha Dhaqanka Iyo waxgaradka Aqoonyanka Dhalinyarada iyowaliba Musharaxa Beelaha Laga Tirada Badanyahay Ee Ku Dhaqan Magaalada Gabiley ayaa Waxay Jawaab kulul ka Bixiyen Hadalo Ay Sheegen Inay Ku Hadleen Qaarkamid ahOdayaal IyoSiyaasiyiin Ka Mid ah Beelaha Laga Tirada Badan yahay Kuwaasi Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Halkan Ka Daawo Video
Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland








