ilo wareedyo si weyn ugu dhuun-daloola aqalka Madaxtooyadda oo sheegaya in Madaxweyne siilaanyo Go”aan-saday inuu shaqada wasiir-nimo ka caydhiyo . wasiir Cukuse + sabata lagu maagay

0

Hargeysa(Arabsiyonews.com) ilo wareedyo si weyn ugu dhuun-daloola aqalka Madaxtooyadda ayaa soo sheegaya in Madaxweyne siilaanyo Go”aan-saday inuu shaqada wasiir-nimo ka caydhiyo . wasiirka wasaarada warfaafinta Somailand Cabdilahi Maxamed (cukuse)

Caydhinta Cakuse kkkkkkk

waxana warar ay heleyso shabakada warar ee Arabsiyonews.com tilmaamayan inuu Madaxweynuhu ka cadhooday Gadoodka farsamo-yaqaanada wasaaradda oo ahaa kuwo heegan ugu jiraa shaqada Tv-ga iyo Idaacaddaqaranka.
Goob-joogee Ku suggaan Madaxtooyadda ayaa shabakadda wararka ee Arabsiyonews.com oo ka gaab-saday in Maciisa la shaaciyo ayaa sheegay In ay galaabta Madaxtooyadda sii qayral Masuulnimo ku jirto uu sii Galleyeen wasiirka iyo Suldaanka Guud ee beesha Ciida-galle Maxamed Cabdi Qaadir, waxana la sheegay inuu muddo Muraan halkaas ku dhex-maray Suldaanka iyo ilaalada Madaxtooyadda.
Suldaanka iyo Wasiirka ayaa waxa ay ahayeen kuwoo loo soo sheegay war dhiillo leh sidaas waxa shabakadda Arabsiyonews.com- uu sheegay goob joogee la hadlay.
Waxa kale, oo wararku tibaaxeen inay kullaan Al-baabadu xidhnaayeen, yeesheen wasiirka,suldaanka oo isku dhinac ah iyo Madaxweynaha .
Lama ogga wax kaasoo baxay kullaankaas. Balse jawigii suldaanka iyo wasiirka waxba kamay bedelin kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha qaranka Axmed Siilaanyo.
Muddooyinkii uu danbeeyey waxa kacsanaa boqolaal ka mid ah shaqaale weynaha wasaaradda warfaafinta waxa la sheegay in wasiirka laga raacay musuq-maasuq uu kula kacay shaqaale weynaha oo uu ka goostay musharakii iyo Gunnada Arabsiyonews.com Office