Arabsiyo(AN) Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax ayaa jawaab cad ka bixiyey hadal kasooyeedhay dad sheegtay aqoonyahanka iyo dhalinyarada magaalada Arabsiyo ku waas warar ka dhan ku baahiyey warbaahin ,Gudoomiyuhu mar aanu khadka Telophoneka kula xidhiidhnay waxna ka waydiinay sida uu u arko dhacdan iyo waxa ka jira
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








