Hargaysa(AN)Kumishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xilliga ay bilaabi doonaan diiwaangelinta codbixiyayaasha iyo mudada ay ku dhamaystirayaan hawlaha qabyada ka ah qabashada Doorashada.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








