Daawo Madaxwayne Siilaanyo oo ka qayb galay aas qaran oo loosameeyey Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale

0

Hargaysa(AN) Madaxwaynaha S/land Axmed Maxamamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay aas qaran oo loosameeyey allaha unaxariistee Xildhibaan Xariir Xariir Siciid Bulaale oo kamid ah mudanayaasha aqlaka Golaha wakiilada S/land

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk