Gebiley(AN)Taliyaha ciidamada Wadooyinka Gobolka Gebiley Maxamed Axmed Ismaaciil ayaa warbaahinta usoo bandhigay gaadhi nooca xamuulka ah oo loo soo raray si xad dhaaf ah,waxaanu noqonayaa taliyihii ugu horeeyey ee xeerka wadooyinka oo rarka sidana mamnuucaaya fuliya








