Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Galah Wakiilada Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalo Ay Maalmihii Udanbeeyay Ay Qorayeen Warbaahinta Qaar Kuwaasi Oo Sheegayay In Gudoomiye Ciro Uu Iska Casilayo Jegeda Gudoomiyanimo Ee Golaha Wakiilada Somaliland
Sidoo Kalana Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Golaha Wakiilad Somaliland Waxa Uu Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Laba Safiir Oo Ka Socday haayada Caalamigaa









