Gabiley(AN) Wafti uu Hogaminayo Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siiraanyo Ayaa Ka Qayb Galay Qalinjabinta Dufcadii Labaad ee Ka Qalinjabisa Jamacada Timacade Ee Maglada Gabiley
Waftigani intii aanu Soo Gaadhi Magalada Gabiley Ayaa lAGA gAHortagay Bar Kantaroolka Bari ee magalada halkaasi oo ay ku sidiiran loogu soo dhaweeyay Shacabka iyo Ardayda Dugsiyada kala duwan oo lulaya calanka somaliland iyo sawirka madaxwaynaha kuna Dhawaqaya erayo ay hal ku dhaga oo ay ku soo dhaweeynayeen madaxwaynahooga
intaa ka dib waxa madaxwaynaha iyo waftigiisu ay loo soo galbiyay hoolka jamacada timcade ee magalada gabiley
Munasibadani sida heerka sare loo soo Agaasimay islmarkana loo qabtay ardaydani ka qalinjabisay jamacada timacade oo ahayd dufcadii labaad Halkan Ka Daawo Video
Arabsiyonews.net Office Gabiley








