Ciidamada Milateriga dalka Ukraine ayaa sheegay inay dhinteen ilaa 11 askari sidoo kalena la dhaawacay illaa 40 kale ka dib dagaallo ka dhacay bariga dalka Ukraine maalintii shalay, inkasta oo la gaadhay heshiis xabbad joojin ah haddana weli heshiiskaasi muu dhaqan gelin.









