Lacagta Somaliland Waxay Lamid Tahay Dollarka Aduunka Wareegaya” Marwo Sahra Basbaaso oo U Jawaabtay Putland

0

sahra-basbaasoMarwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Kamida Haldoorka Haweenka Somaliland Kana Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Jawaab Adag Udirtay Maamul Goboleedka Putland Oo Hore Ushaaciyay in Alsahabaab Ay Qabteen, Jeebabkooda ka heleen Lacagta shilinka Somaliland, Balse arintaasi waxa si adag uga jawaabtay Xukuumada Somaliland,

Sidoo kalena Marwo Sahra Basbaaso oo kamida Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye Jawaab taasi la mida udirtay Dawlada Maamul Goboleedka Putland oo beryahani danbe Qaar kamida masuuliyiintoodu caadaystay inay  aflgaadeeyaan  dadka iyo dalka somaliland, Halkan Hoose Ka Daawo Jawaabtii Maro Basbaaso Siisay Putland.