DAAWO: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xiisadda Ka Soo Cusboonaatay Balliga Diiriye Guuleed

0

saleebaan-150x150

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somailand Mud.Saleebaan Maxamed Aadan ayaa Maanta Mar uu La hadlaaya Warbaahinta Waxa uu ka Hadlay Xiisada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Baliga Diiriye Guuleed Ee Dhinaca Waqooyi Ee Magaalada Burco

Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan Waxa uu Labada Dhinac Kula Dardaarmay Inay Nabada Hadhsadaan Una Tudhan Qaranka

Muuqaalka Gudoomiyaha Oo Dhamaystiran Hoos Ka Daawo