Daawo Madaweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda UNFP

0

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ayaa maanta xafiskiisa ku qabilay wakiilka haya’da UNFPAee Somaliland iyo Somalia oo dhawaan xafiiska la wareegay fadhigiisuna yahay magaalada Nayroobi.

UNFP