Hayaada wadaniga ah ee MAADO iyo Ururka beeralayada Arabsiyo (AFO) oo si wadajir ah uhirgaliyey kabado laga dhisay dooxa Arabsiyo+Sawiro

0

Arabsiyo(AN)Hayada Wadanigee Maado iyo Ururka Beeralayda Arabsiyood ee Afo ayaa Si wada jira uga fulinaya Dooxa Arabsiyood Laba kaabadood oo loogu talagay sidii uu dooxu ukordhin lahaa biyaha,Maadaama oo ay tahay Magaalada Arabsiyo, Magaalo ku Caana Xaga Waxsoosaar.iyadoo beeralaydu Isticmaasha Ceel Gacmeedyo Dhaadheer oo lagaga Faaidaysto waxsoosaarka magaalada.Guntii iyo Gabagabadii labadan kaabadood ee sida wada jirka ah loo dhisayo ayaa

Faaido uyeelanaya Sidii uu dooxu ukordhin lahaa biyaha dooxu taasoo aad usoo jiidatay dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Arabsiyoo oo intooda badan ku leh dooxa Ceel Gacmeedyo.kuwaasoo kabiyo badin doona sidii hore

Ururka beeralayda arabsiyo (AFO) ayaa hawshan ay fuliyeen aad ay usoo dhaweeyen dadwaynaha  ku dhaqan magaaladaas iyagoo ku tilmaamay ururka beeralayda Arabsiyo qaar iskood isku xilqaamay talabaadanina ay tahay mid ku dayasho mudan

11345676
Arabsiyo Media.com

Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo Office