Xildhibaan Jamaado Iyo Aadan Maxamed Xaaji oo ka hadlay Barakacayaal hore ugu soo barakacay Gobolka Awdal Loona Soo Raray Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gabiley
Ma Jiraan Wax Reer Awdal ah Oo Hore Uga Bara Kacay Deegaanada Gabiley Balse Waxa Jira Dad BaraKacayaal ah Dadkii Kasoo Bara Kacay Seemal Iyo Ceelbardale Waa Nasiib Daro In Maamulka Gobalka Gabiley Aanu Kaba War Haynin Dadka Lagu soo Daabulayo Deegaanada Gabiley Daawo Faahfaahinta Warkaasi
Maxamed Juba Arabsiyonews.net Office Gabiley somaliland








