Daawo Maamulka Gobolka iyo ka degmada Gabiley oo ka qayb galay furitaanka E-Dahab ee shirkada Dahabshiil

0

Gabiley(AN) Maamulka Gobolka Iyo Ka Demada Gabiley ayaa ka qaybgalay  Xaflada Furitaanka Adeega E-Dahab Ee Shirkada Dahabshiil waxaanay masuuliyiintani ka hadleen faaidada adeegan uleeyahay bulshada ku dhaqan gobolka iyo guud ahaan S/land iyagoo ku amaanay shirkada Dahabshiil Group kaalinta firfircoon ee ay kaga jirtohorumarka dalka

 

Arabsiyomedia.com

Gabiley Office