MAGACYADA IYO BEELAHA AY KA SOO KALA JEEDAAN GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA EE XALAY LAGU DHAWAAQAY OO KA KOOBAN 20 WASIIR

0

imagesHargeisa (AN) Magacyada yo beelaha ay ka soo kala jeedaan golaha cusub ee Wasiiradda ee uu xalay ku dhawaaqay Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, kaas oo ka kooban Labaatan Wasiir.

1-Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga (Isaaq ,Habar Awal)

initial;”>2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta ,Waa Dir,Biyo Maal,Gaadsan.

3. Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka: Waa Hawiye,Habargidir,Saleebaan.

4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda ,Waa Raxanweyn,DISOOW.

5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga , Waa Daarood,Mareexaan, Waa Taliyahii hore ee Ciidanka xooga dalka Somalia.

6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda , Waa Dir ,Gadabuursi, Makaahiil.

7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada ,Waa Daarood,Leelkase.

8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ,Hawiye,Reer Aw Xasan, Reer Aw Mahdi,

9. Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga , Waa Hawiye,Murusade.

10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka ,Waa Isaaq ,Habaryoonis,wuxuu ahaa Safiirka

Malaysia u fadhiya,wuxuu horey u ahaa Gudoomiyaha Urur siyaasadeedkii Gurmad ee Somaliland.

11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta ,Waa Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer,Reer Isaaq.

12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada , Waa Daarood,Dhulbahante.

13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ,Waa Meheeri,Carab Saalax.

14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha ,Waa Raxanweyn,

15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha,Waa Jareerweyne,Shiidle,

16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska ,Waa Digil,Gelledi.

17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha , Waa Tumaal.

18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ,Waa Hawiye, Gaaljecel.

19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga , Waa Hawiye ,Xawaadle.

20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka, Waa Raxanweyn,Hadamo.