Jimciyadda Tawciya Al -Islaamiya ayaa siminaar Diiniya u qabatay ardayda wax ka barata 10 dugsi oo ka mida dugsiyadda hoose dhexe ee magaaladda Hargeysa, iyadoo sidoo kale abaalmarino la guddoonsiiyay dugsiyadii ku guuleystay kaalmaha hore gashay.